Home Afsomali Magacyada Musharaxiinta ku tartameysa 13-kursi oo katirsan gollaha shacabka oo la shaaciyay

Magacyada Musharaxiinta ku tartameysa 13-kursi oo katirsan gollaha shacabka oo la shaaciyay


Magacyada Musharaxiinta ku tartameysa 13-kursi oo katirsan gollaha shacabka oo la shaaciyay

Guddiga doorashada maamulka Koonfur Galbeed ayaa goordhaw shaaciyay musharaxiinta ku tartameysa doorashada 13-kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.

Guddiga doorashada ayaana diiwaangeliyay musharaxiinta u taagan 11-ka kursi ee dhawaan ka dhaceysa magaalada Baraawe, waxaana kursi kasta isku soo taagay min labo musharax oo ku tartami doona.

Doorashada kuraastan ayaana ah mid natiijadeeda lasii wada ogyahay, waxaana jira 13-musharax oo si gaar ah loogu qorsheeyay in ay kusoo baxaan dooarshada halka kuwa kalana u yihiin malxiis

Kuraasta la shaaciyay ee lagu dooranayo  Baraawe lana shaaciyay musharaxiinta ku tartameysa ayaa waxaa ku jira kursiga HOP145 uu horey ugu fadhiyay Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Cabdiweli Muudey, waxaana kursigan ku tartamaya labo musharax oo cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.