Home Afsomali Mahdi Maxamed guleyd Qadar oo Noqday xildhibaankii ugu horeeyey ee golaha shacabka...

Mahdi Maxamed guleyd Qadar oo Noqday xildhibaankii ugu horeeyey ee golaha shacabka ee baarlamaanka 11aad

Mahdi Guuleed oo sidii la filayey  kusoo baxay kursigii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka
Xerada Dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho waxaa goordhow ka dhacday doorashada kursigii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka, kaas oo degaan doorashadiisu tahay Gobolada Waqooyi ee loo yaqaan  Somaliland.
Kurisgii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka ayaa waxaa ku tartamay Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar & Mushtaaq Ibraahim Yuusuf, waxaana 97 cod ku guuleystay Mahdi Guuleed halka
Mushtaaq Ibraahim Yuusuf ay heshay Saddex Cod.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa waxaa uu noqday loona diiwaangeliyay Xildhibaankii koowaad ee Golaha Shacabka Maanta loo doorto.

Waxaana soo bixi kara u hambalyey iyo cambaareyn iska soo horjeeso ama dhaliil iyo amaan is hareera yaal

https://youtu.be/ygr5bTH6kRw

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.