Home Afsomali Mareykanka oo Diiday Lix sano ka dib in ciidanka kenya ay ka...

Mareykanka oo Diiday Lix sano ka dib in ciidanka kenya ay ka baxaan Gudaha Ciida Soomaaliya

Lix sano kadib markii Ciidamadda kenya ay soo galeen Soomaaliya waxaa soo baxaya Doodo joogitaan kooda Soomaliya la xiriira iyadoo Ciidamadiina ay Wali Difaac ku jiraan.

General Thomas Waldhauser  oo ah Taliyaha Taliska Mareeykanka ee Africa ayaa Dowladda kenya ay Mar uun Ciidamaeeda kala Bixi doonto laakiin aan wali lagaarin Waqtigaas.

waxaa uu ku taliyay xeeladaha kenya ay Ciidamadeeda somaliya kala Bixi karto waxaa uu sheegay in kenya ay Ciidamadeeda Soomaaliya kala Bixi karto markii Ciidamadda Qaranka Soomaaliya Siwanaagsan loo qalabeeyo Awood buuxdana ay u yeeshaan in ay Al-shabaab la dagaalamaan.

Isagoo ka hadlayay Magaaladda Stuttgart ee Wadanka germany ayuu sheegay in hadda ay taaaganyihiin doodo ku sababsan in Ciidamadda AMISOM laga Saaro Soomaaliya taasina ay tahay mid aan laga Baaqsaneeyn.

Taliyaha AFRICOM waxaa shaaca ka qaaday in Wixii ka dambeeyay Shirkii London ee Sanakaan kadib ay soo Baxeen in Wadamadda kaeyb qaadanaya AMISOM ay Howlgalka ka niyad jabeen.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.