30/8/2018 MAXADAN OGEYN OO KU SOO KORDHAY ISBADAL KA GOOBOLKA BANAADIR XOG DHEERI AH WAXAA NOO. SUURA GASHAY IN DADKA KUDHAW. DHAW AMA. SAAXIBADIISA HOOSE AAN WEYDIINO Ex Excellent Madaxweyne Xasan sheikh Mahamuud. Waxa ow ka ogyahay ama lala sheergareyey Arintaan beryahaan warbahinta ay qorayeen ama hadal haynteeda ay badneed. Ee ku saabsan. Walaalkiis. Ali sheikh Mahamuud. in Loo magacaabaayo. Gudoomiyaha Gobalka Banadir Ahna duqa muqdisho. &Ali sheikh Mahamuud xariirka ka dhaxeeyo. Nabad & Nolol &hadal haynta imaan shahiisa Xamar in lagu soo beego Madaxweyne Xasan Sh???waxaay noo sheegeen Asaxaabtisa Madaxweyne Xassan.Sh Mahamud Ayaa kagaab saday isla markaasna si taxadar leh. Ku yiri aniga qof ahaan. Cid igala sheergareysay ma jirto ilaa hada. Mana. Rabo in aan ka hor dhaco. Laakiin markii. talo leyga weydiiyo ayaan ka dhiibanaa aragtideyda. Laakiin ilaa hada walaalkey Ali Sh & dowlada midna ilama sheergareyn weli. Ali sheikh na beryahaan. Waxow jiraa xajka inshallah malinteda ayaan ka hadleynaa. Anigu waa maqlay. in beryahaan mediyaha wax lagu soo qorqoray laakiin. Weli xog dhab ah mahaayo. Mida ah maxaa ku soo beegay imaansha haada. Su’aashaas Waxaa la weydiinaa. Cidda soo qortay Jawaabtana ayagaan ka sugeynaa intaas. Kadib dadka ku dhaw dhaw Madaxtoyada waxaa ayagana laga soo xigtay Waxaa macquul ah in aan lagala tashan Xasan sheikh Oo aney ku xerneen habayaratee maxaa yelay waa muhiim xiligaan in la magacaabo sababa jiro ama arimo badan oo cakiran Oo ku saabsan gobolka &siyaasiyan Ama Arimaha belaha hawiye Waxaan asna. Raadinay. Mudane. Ali sheikh. Mahamuud Si aan xog dheeri ah ugu. Helno Oo ku saabsan. Arinkaan. Ma noo suura galin. inkasta ow ku jiro acmaashi xajka ayada oo aan ognahay in Ali sheikh. Aan sifudud war looga helin waana shaqsi aan jecleyn mediaha in ow ka soo muuqdo inshallah. Wararkeena danbe ayaan Waxaan ku dadaaleynaa. in aan laxariino. Lasoco. Warkaan warka Xiga