Home Afsomali Maxkamda milano ayaa xabsi daain ku Xakuntay tahriibiye lagu eedeeyey dil kufsi...

Maxkamda milano ayaa xabsi daain ku Xakuntay tahriibiye lagu eedeeyey dil kufsi jirdil iyo Arimo kale

Maxamuud Cusmaan waa 22 jir Soomaaliyeed waxa uu muteystay in lagu xukumo xabsi daa’in kadib markii lagu soo eedeeyey falal isugu jiraan dil, kufsi iyo la shaqeynta Magafeyaasha Liibiyaanka

Dembiyada kufsiga iyo Jirdilka wuu diiday inuu galay laakiin la shaqeynta kooxda dadka ka soo Tahriibisa Liibiya ayuu sabab uga dhigay inuu doonayay in Doonta laga soo raaca Liibiya lacag la’aan ku soo raaco.

Si kastaba Xabsiga madaxaga ha ku furto waa dhib badan yahay, waa Xaasle leh hal Caruur ah ilaahow u fududeeyay Xukunkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.