Home Afsomali Mayow waan sii wadayaa cabidda shiidaalka ee ku cunista Khaadka

Mayow waan sii wadayaa cabidda shiidaalka ee ku cunista Khaadka

https://youtu.be/paZuFMTwuLc

Mayoow Cali Ibraahim oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu ku qayilo markuu jaadka cunayo shidaal , nafto ah , basbaas shidni ah iyo waliba xawaaji uu ku cuno jaadka.
Mayow ayaa sheegay inuu shidaalka siiba naftada markuu ku cuno qaadka uu ka helo marqaan xad dhaaf ah oo heer sare ah.

Mayoow Cali ayaa sheegay inuu jaadka uu shidaalka iyo basbaaska la shiiday ku cabaayay ilaa 1989 uuna wax dhib ah kala kulmin.
Arrinkaan oo ah halis caafimaad ayaa lala yaabay sida uu ugu noolyahay ninkaan waxaana ay noqoay arrin mucisjiso ah oo lala yaabay.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.