Waxaa garoonka Diyaaradaha Muqdisho laga so dajiyay meydka Allaha u naxariistee Cabdullaahi Cosoble siyaad oo dhawaan ku geeriyooday Dalka Imaaraadka Carabta.
Salaada jinaasada ayaa lagu la dukan doonaa hangarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya shiikh Shariif Sheekh Axmed ayaa kamid ah dadka ka qeyb galay Salaada jinaasada.