Xili ay jiraan abaro ku dhuftay dalka ayaa waxaa isa soo tarayo dadka iyo duunyada ugu dhimanaya xaaladaha abaarta in kasta oo ay u badan yihiin xoolaha la dhaqdo ugaar warkeeda haba sheegine
Hadaba waxaa saaka lagu arkay miyiga deegaana hoos taga magaalada burtinle oo ka tirsan Gobolka Nugaal nin oday ah oo u dhintay baahi iyo haraad.
Waxaa Abaaro ba,an ay ka jiraan Dhamaan Gobalka dalka kuwaas oo saameeyay dadka iyo duunyada ayaa marka laga soo tago dadka ay xoolihii abaartu kalaysay haatan waxaa jira dad u geeriyooday Abaarta Darteed ka dib markii ay waayeen biyo iyo Waxii ay Ku Noolaan lahaayeen.
Deegaanka Qaarkood ayaa La Sheegayaa in ay ku dhinayaan dad farabadan kuwaas oo abaartu ay saamaysay markii ay waayeen biyo ay cabaan Kadib Markii ay Tageen Ceelbiyood Ka Agdhowaa in ay biyo u raadsadaa balse ay Waayeen.
https://youtu.be/paZuFMTwuLc
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0