Home Afsomali Dhageyso Wiilkii Faramaajo ha la ii geeyo yiiri oo loo geeyey wareysina...

Dhageyso Wiilkii Faramaajo ha la ii geeyo yiiri oo loo geeyey wareysina bixiyey

 

Tan iyo marki la doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa baraha bulshada ay ku xiriirto sida Facebook iyo Twitter-ka aad looga hadlayey muuqaal wiil Soomaaliyeed oo dhalinyara ah oo isaga oo aad u qiireysan ku qeylinayey. “Ar Farmaajo ii geeya, Ar Farmaajo ii geeya”.

Cabdulaahi Maxamuud Cusmaan (Daanyeeroow) oo kasoo jeedo magaalada Jowhar, xalay ayaa loo geeyey madaxweyne Farmaajo.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khada telefoonka ku wareysatay, waxaana ugu horeyn ay weydiisay sida u dareenkiisa yahay ka dib kulanki madaxweynaha.

Xigasho V.O.A

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.