Home Afsomali Murashax Madaxweyne Xuseen Maxamed Caydiid ayaa kulan qiimo badan la qaatay Murashax...

Murashax Madaxweyne Xuseen Maxamed Caydiid ayaa kulan qiimo badan la qaatay Murashax Madaxweyne Cabdikarim Huseen Guuleed, iyo Wasiir ku xigeenkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Cali Kadiye(DAAWO SAWIRADA )

Murashax Madaxweyne Xuseen Maxamed Caydiid oo kulamo wada la qaatay siyaasiin

Murashax Madaxweyne Xuseen Maxamed Caydiid ayaa kulan qiimo badan la qaatay Murashax Madaxweyne Cabdikarim Huseen Guuleed, iyo Wasiir ku xigeenkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Cali Kadiye, kulankan ayaa ka dhacay hoyga uu muqdisho ka degen yahay Xuseen Caydiid.

https://youtu.be/fN4ytA3afQc

Isu imaatinkaas ayaa looga wada hadlay xaaladda guud ee dalka gaar ahaan arrimaha doorashooyinka abaaraha dalka ka jira, iyo Nabada muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.