Maxaadan ogeyn oo ka dhacay guud ahaan Gobolada dalka gaar ahaana Muqdisho iyo nawaaxigeed .
Afhayeenka Ciidamada Bolice ka Somaliyeed G/l Sadiiq Adan doodisho oo shir jarad warbaahinta ugu qabta Xarunta taliska bolice ka Somaliyeed ayaa faafaahin dheeraad ah ka bixiyey dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee ka dhacaday dalka .
Mijir ka ayaa xusay in 9 qarax oo asbuucaan Muqdisho ka dhacdayay ku dhinteen 6 ruux halka 17 kale ay ku dhaawacmeen
Afhayeen mijir doodishe oo looga bartay warxin todobaadle ah ayaa ku soo qaatay kuwii ugu danbeeyey halki ay ka dhaceen waqtigii ay dhaceen iyo weliba waxa dowlada uga qorsheysan wuxuuna ku xusay warbixintiisa dilal qaraxyo qorsheysan cidii geysatay oo uu sheegay in qaarna la dilay halka qaarne gacanta lagu soo dhigay sharcigane lala tiigsan doono .