Home Afsomali Muxudiin Cali Jimcaale Jakuula oo Noqday Wasiirka Warfaafinta iyo Degreeto lagu Magacaabay

Muxudiin Cali Jimcaale Jakuula oo Noqday Wasiirka Warfaafinta iyo Degreeto lagu Magacaabay

Waregto Ka so baxday xafiiska maxadweynaha dowlad gobaleedka gobalada Dr Sheekh Maxamed shakir Cali xasan uu ku magaabay maamulka Degmada dhuusa Mareeb By wasirkaka Wasirka warfaafinta Maamulka Gobalada dhexe muxudin Cali Jimcaale Jakuula

Warsaxaafadeed Madaxweynnaha maamulka gobalada dhexe Dr Sheekh Maxamed shakir Cali xasan oo magacaabay taliyayaal ciidan ,Gudiga kormeerka iyo la xisabtankaHay,addaha DGGD.

Wareegto ka so baxday xafiska madaxweynaha Lagu magacaabay maamulka Degmada matabaa

Madaxweynnaha maamulka gobalada dhexe Dr Sheekh Maxamed shakir Cali xasan oo magacaabay taliyaasha Degmoyinka Dhusamareb guri Ceel iyo matabaan

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.