Home Afsomali VIDEO ka qeyb qaado Dib u dhiska Masaajidka Ceel hindi ee Magaalada...

VIDEO ka qeyb qaado Dib u dhiska Masaajidka Ceel hindi ee Magaalada Muqdisho

Mid ka mid ah masaajid yada , ay culimo badan oo can ka ah duud ahaan gayiga, soomaalia, iyo caalamkuba, ayna wax ka soo barteen, ayaa hadda waxaa uu dhismihiisa, ka socdaa, magaalada moqdisho, gaar ahaan, Degmada, hawlwadaag,  xaafadda , Ceel hindi, masajidkaan ayaa waxaa loo yaqaanna, masjidka ceel hindi, ee magaalada moqdisho.

Qorshadaa, Gudiga dib u dhiska Masaajidka Ceel hindi guddiga, ee gacanta ku haaya, dhismaha masjidka, oo ay ka mid yihiin

Cabduqaadir Xasan Faarax

Cabdirashiid Aadan Isxaaq

Cabdulaahi Xusein Faarax

Maxamed Adan Barow

ayaa  sheegeya, in ay donneyaan  markan si casri ah in loo dhiso, isla markaan lagaar siiyo ilaa iyo laba biyaanna, si looga siiwado, barashada, diinta islaamka, oo masjid kuba uu can ku yahay.

Markii ugu horeysey, ee masjidkaani la dhisey, ayaa hayad, sanakii, 1970,  xelligaas oo  dhidibada, oo aasey, masjidkaan. aan tusaale u soo qaadanno, raggii culimow diinka ahaa, ee kutubada, ka akhrinjirey, masaajidkaan, 1sheekh cabdul qaadir, oo ay daddka soomaaliyeed, ay ku garaneyaan, Gacmey, sheikh, Boqol soon, iyo sheikh, maxmuud ciise. Intuba waxaa ay kamid ayihiin, culmowdiin ay daddka soo maaliyeed sifiican ay u garaneyan.

qaar kamid ah, guddiga, dhismaha, masjidka, oo kawarameya,  isla markaana bulshada soomaalieed, ugu baaqaya, in ay gacn ka geeystaan dhismaha, masjidka ceel hindi, ee Degmada, hawlwadaag ee magaalada moqdisho.

49 sano  KA DIB ayaa hadda, markale dhib loo dhiseyaa, masjidkaani, waxaan habboon, in daddku ay ka qayb qaataan, dib u dhiska, Guriga( ALLE)  waxaana  Dadka musliimnta ah ku waajib ah in ay ka qayb qaataan, dhismaha, goobaha, kheeyrka badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.