Home Afsomali Nin kufsi ku dilay gabar 3 jir ah oo uu hooyadeed qabay...

Nin kufsi ku dilay gabar 3 jir ah oo uu hooyadeed qabay oo xukun Dil ah lagu fuliyey goor dhawed

Nin kufsi ku dilay gabar 3 jir ah oouu hooyadeed qabay oo xuku Di ah lagu fuliyey goor dhawed

Maamulka Jubbaland ayaa xukun dil ah ku fuliyay Xusseen Aadan Cali, oo kufsi u geystay Gacalo Ismaaciil Cabdullaahi oo ahayd gabadh saddex jir ah oo markii dambe u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray kufsi loo geystay.

Xuseen Aadan Cali, ayaa gabadha uu kufsaday wuxuuu u ahaa adeerkeed, waxaana u dhaxday hooyadeed.

Xukunkan oo ahaa mid qisaas ah ayaa ka dhacay magaalada Dhoobley, waxaana kiiskaan xukumay culimada, iyagoo raacayay xukunka shareecadda islaamka waxa uu ka qabo falkaan.

Odayaasha labada dhinac ayaa soo dhoweeyay xukunkan lagu fuliyay dambiilaha falkan geysta, si uu tusaale ugu noqdo cid walba oo falkaan foosha xun ku kacda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.