Shacabka kala duwan ee Somaliland oo ka dhiidhiyay
falalkii anshax xumadda ahaa ee lagula kacay ganacsatada qaadka ee
Somaliland u dhashay ee qoomiyadda oramadu qudha ka jartay ayaa waxa la
waayay dhamaanba dadkii oromadda ahaa ee dawarsan jiray waxaana goobihi
dadku ku shaahayn jireen laga waayay dadkii oromadda ahaa ee lacagta
waydiisan jiray
Shacabka Somaliland ayaa si adag u baadi doonayo dadkii ka soo jeeday
qoomiyadda oromadda ee falalka anshax xumadda ah kula kacay ganacsatadii
qaadka ee Somaliland oo qudha laga jaray waxaana gebi ahaanba la waayay
dadkii oromadda ee Somaliland joogay
ramadda ka ganacsata Somaliland ayaa laga cabsi qabaa inay falal amni
daro wajehdo ka dib falalkii ay ku kaceen ee ganacsatada Somaliland sida
xun ugu gawaraceen wiilal iyo gabdho ganacsato Somaliland ah
Ilaa iminka wararka Karin helayso ayaa waxa shacabku baadi goob ugu jiraan
meel dadka oromadda ah joogan isla markaana waa shacabka somaliland ku
dhaarsan yihiin inay qudha ka jaraan dadkaasi si ay ugu aar gudaan
dadkoodi sida bila,aadantimada ka baxsan loo laayay
Xukuumadda somaliland ayaa ilaa iminka war rasmi ah ka soo saarin arinka
adage e ka taagan qoomiyada oromadda iyo shacabka Somaliland oo naftu ka
dhacsan tahay ka dib markii six un loola dhaqmay dadkoodii oo nolosha lagu
silciyay.
Dhanka youtube ka
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view