PUNTLAND IS THE PROBLEM.
1890 Puntland waxay ku soo duushay gobalada dhexe waxayna halkaas ka geysatay dil, kufsi, barakicin, baad, dhac iyo boob aakhirkiina waa leyska celiyay.
1908 Puntland waxay ka diiday mideyntii afartii saldanadood ee koonfurta Soomaaliya ee kala ahaa: Majeerteeniya Boosaaso, majeerteen Hobyo, Hiraab iyo Geledi, laakiin xoog ayaa Talyaanigu ku maquuniyay.
1960 Puntland waxay majara habaabisay mabaa,diidi xisbigii SYL, waxayna u bedeshay xisbi MUSUQ MAASUQ
1969 Puntland waxay dishay madaweynihii qaranka ee la SOO DOORTAY ka dib markuu ka diiday sed bursi.
1978 puntland waxay isku dayday iney inqilaabto dowladii mileteriga ha yeeshee wey ku fashilantay.
1979 puntland waxay isku dhiibtay dowladii mingiste ee xabashida iyadoo la soo safatay Itoobiya oo DAGAAL BA,ani naga DHEX SOCDO.
1981 puntland waxay iska hor keentay beelaha waqooyi iyo dowladii mileteriga ee JAALLE SIYAAD weyna ku guuleysatay.
1982 puntland waxay qabsatay magaalooyinka Balan bale, Galdogob iyo Dogob yarey iyadoo hor kaceysay Ciidamadii Itoobiya.
1984 puntland waxay iska hor keentay beelaha Saleebaan iyo Wager dhac oo wada dega gobolada dhexe weyna KU guuleysatay.
1991 Puntland waxay iska hor keenta madaxdii ururkii USC ee Cali MAHDI iyo Caydiid weyna KU guuleysatay.
1998 PUNTLAND waxay isku dayday iney caasimadda u rarto Garoowe ama Boosaaso laakiin wey ku guuldareysatay ka gadaal markuu Maxamed Khanyare ka hor istaagay.
Sanadkii 2000 PUNTLAND waxay hor istaagtay dowladii Carte lagu soo dhisay ee madaxweyne Cabdiqaasim.
2006dii punland waxay soo hogaamisay ciidamadii Tigreega waxayna dejisay villa Soomaaliya iyo wasaarada gaashaandhiga.
Intii u dhexeysay 2009kii illaa iyo 2016 puntland waxay baad ka qaadan jirtay madaxweyne yaashii hore ee Sheekh Shariif iyo Xasan SHEEKH.
Intii Xasan Cali kheyre ahaa raiisal wasaaraha waxay isku dayday iney ka dhaadhiciso inuu joojiyo dhismaha dekeda Hobyo laakiin wuu diiday.
Punland waxay bilowday dhismaha deked maseyrsan oo laga candhuufeynayo Garacad si culeys loo saaro dekeda Hobyo.
Intii uu xilka hayey madaxwene Formaajo puntland waxay u soo doonatay baadii ay uga baratay Xasan SHEEKH iyo Sheekh SHARIIF, ha yeeshee FORMAAJO WUU DIIDAY.
Puntland si ay Formaajo uga aar gudato FORMAAJO waxay heyb qabiil ku beerlaxawsatay Axmed Madoobe kuna dirtay Formaajo.
Hadeer puntland waxay guluf ugu jirtaa iney Xamar dagaal sokeeye ka rido si caasimada looga wareejiyo isla markaana Kismaayo iyo Garoowe dhaqaaluhu ugu wareego.
PUNTLAND IS THE PROBLEM.
PUNTLAND IS THE PROBLEM.
PUNTLAND IS THE PROBLEM.
PUNTLAND IS THE PROBLEM..