qarax weeyn oo gil gilay ayaa hadda ka dhacay Oto Oto nawaaxiga Baarlamaanka.
Qaraxaan oo ahaa mid si weyn looga maqlay guud ahaan magaalada Muqdisho ayaa waxaa kasoo baxayo warar hordhac ah.
Qarax aad ayaa lasheegay in uu kadhacay Isgooska Sayidka ee magalaada Muqdisho, qaraxan ayaana loo maleenayaa in loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.
Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa laga arkayaa uuro madow oo ka baxeysa, waxaana halkaasi laga maqlayaa rasaas goos goos ah oo loo maleenayo in ay ridayaan ciidamada dowlada ee ku sugan isgooskaasi.
Khasaaraha uu geestay qaraxan weli lama oga xoogan ee goordhaw dhacay Isgooska Saidka oo ah halka ay kutaalo xarunta Baarlamaanka, waxaa sidoo kale meel ku dhaw kuyaala Wasaarada Amniga iyo Arimaha gudaha.
Tani cadeeyn waxay utahay in aysan Goluhu ku shiri karin aqalka Golaha Shacabka…