
Goobjoogayaal ayaa waxa ay soo sheegayaan in ay arkeen dhaawaca ilaa Saddex ruux oo goobta laga qaaday,kuwaas oo Haweeney ay ka mid aheyd.
https://www.facebook.com/www.somalisan.net/videos/316661372302255/
Majirto cid sirasmi ah loola beegsaday qaraxaas,hayeeshee waxaa dad goobta tegay ay sheegeen in gaari nooca Soomaalida u taqaano Saruf uu qarxay,isla markaana uu sababay khasaaro dhaawac ah.
Gawaarida gurmadka deg dega ayaa gaaray Goobta,waxaa sidoo kale xiray Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya.