Home Afsomali VIDEO Qaraxyada ka dhaca Xamar weyne oo Noqday kuwo isa soo taraya...

VIDEO Qaraxyada ka dhaca Xamar weyne oo Noqday kuwo isa soo taraya iyo kii ugu danbeeyey

https://youtu.be/4TAnXh4rfKM

 

Qaraxa ka dhacay Muqdisho Mall iyo Baar Italia sidee kuso dhafay 2 Check Point ee M/Mall. Eebe .

Qarax goor dhow ka dhacay degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir.

 

Qaraxa ayaa ka dhacay Maqaayad ku dhagan suuqa Muqdisho Mall iyo  xarunta Dowlada hoose ee Muqdisho.

 

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Qaraxa oo ahaa Mid si weyn looga maqlay Muqdisho.

 

Waxaa jira Khasaare isugu jira dhimasho, Dhaawac iyo burbur hantiyadeed,waxaana hadda socda gurmadka loo sameynaayo dadka ay dhibaatadu gaartay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.