Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudanebdi Hamza A Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay dalka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa magaalada Tunis ee caasimadda waddanka Tunisia uga qaybgali doona shirka caalamiga ee Tokyo ee horumarinta Africa (TICAD)