Home Afsomali Run ku suga cusub

Run ku suga cusub

Sacado kadib waxa furmaya kalfadhiga baarlamanka Mr. Mursal, xildhibanadisa, iyo farmajo waxey go’aansaden ismidaamin siyasadeed oo ah labo sano mudo kor dhin ah.

reysal wasaare ka soojeedo galmudug aya lafilaya isla manta in lagu dhawaaqo kadib meel marinta ajandaha ee mudo kordhinta dowladda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.