Dalka sucudiga ayaa joojiyey xoolihii uga Iman jiray Somaliland
Dawladda Sacuudiga ayaa amartay in dib loo celiyo Markab lagu magacaabo Terest 1 oo wada xoolo Geel ah (1634Neef oo Geel ah) oo ka yimi dekeda magaalada Berbera, kaas oo ku xidhay magaalada Jeddah,
waxaana lagu sheegay in uusan wadan habraaca saxda, dhammaan aqoonsiyada ama shahaadooyinka loo baahan yahay ee dawladda Faderaalka Soomaaliya.