Home Afsomali Sheikh Shaakir oo ugu dambeyntii qaatay taladii odoyaasha habar eji

Sheikh Shaakir oo ugu dambeyntii qaatay taladii odoyaasha habar eji

Sheikh shaakir oo la kulmaya cadaadiskii ugu dambeeyay ayaa ogolaadey in uu kooxdiisa kala baxo Guriceel, waxaanse cadeyn wali halka uu ula jaheysan doono.

Odayaasha Habar-eji oo iminka warbaahinta la hadlay ayuu sheikh shaakir dib ugu soo celiyay taleefanka isagoo codsadey in ay baajiyaan baahinta muuqalka ay duubeen, isna degdeg uga guurayo guriceel oo uu ka aqbalay dalabkooda.

Taliye Cabdulahi Cabdi raage oo isna ka tirsan garbaha sheikh shaakir difaaca u ah ayaa isna ka daalbadey odayaasha Habar-eji in loo ogolaado in uu ciidamadiisa ula baxo dhanka Deegaanka QodQod oo ay reerkiisu daganyihiin.

Xagee u guuri doonaa sheikh shaakir.?

#ILASOCO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.