Home Afsomali Shihaado Siinta Xildhibaanada oo soo gaartay ku dhawaad 200 oo Xildhibaan

Shihaado Siinta Xildhibaanada oo soo gaartay ku dhawaad 200 oo Xildhibaan

Waxaa saaka Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya qaatay Xildhibaanada hoos ku qoran:

1. Farhan Ali Mohamoud AS#10
2. Abdirisaq Mohamed Osman AS#03
3. Zahra Abdulahe Igal (Bundubte) GSH#094

Guddiga hirgalinta doorashooyinta ee Heer Federaal ayaa sheegay in ku dhawaad 200 oo Xildhibaan ay qaateen Shihaadada ilaa hadda.

Waxay sheegeen in ay sii wadi doonaan tan iyo inta laga gaarayo 13 bishaan markaasi oo ku eg tahay Shihaado Siinta Xildhibaanada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.