Home Afsomali Shir ku saabsan Nafaqada oo ka furmay Muqdisho

Shir ku saabsan Nafaqada oo ka furmay Muqdisho

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya qeybteeda mashruuca nafaqada ayaa waxa uu shir uga furmay magaalada Muqdisho.

Shirkaan oo ah mid looga hadlayo dib u eegista iyo qorsheynta qorshaha sannadka 2020/2021 ayaa socon doona muddo saddex cisho ah,waxaana kasoo qeyb galay wasaaradaha caafimaadka heer federaal iyo heer dowlad goboleed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.