Shirkada Somtel oo soo bandhigtay Adeegyo cusub oo baahi badan loo qabay
Munaasabada Daah-furka Ololaha Kaga Shubo eDahab oo Ku guuleyso 15,000 hadiyadood isla markaana lagu soo bandhigayay adeegyada cusub ay soo Shirkada Somtel lagu qabtay oo Muqdisho lagu Qabtay
Waxaana ka soo qeyb-galay Munaasabada Daah-furka Ololaha Kaga Shubo eDahab oo ku guuleyso 15,000 hadiyadood masuuliyiinta ka socotay labada gole ee ganacsato ururada Bulshada mas’uuliyiinta sare ee Somtel , dahabshiil group Ururda bulshada rayidka, bahda waxbarashada
Masuuliyiintii madasha ka hadashay ayaa waxaa ka mid ahaa Gudoomiye Ku Xigeenka Rugta Ganasiga Soomaaliya:C/ raxmaan C/laahi Aden ( Galambbi) oo Munaasabada Daah-furka Ololaha Kaga Shubo eDahab oo ku guuleyso 15,000 hadiyadood ka hadlay
Hadal-jeedintii Sh C/ xayi Sh Adem Xasan oo ku hadlayay Codka Culumada Soomaaliyeed ee Munaasabada Daah-furka Ololaha Kaga Shubo eDahab oo ku guuleyso 15,000 hadiyadood
Hadal-jeedintii Gudoomiyaha Ururka bulshada rayidka Soomaaliyeed Mudane Tahliil Shaatax ee Munaasabada Daah-furka Ololaha Kaga Shubo eDahab oo ku guuleyso 15,000 hadiyadood.
Hadal-jeedintii Maareeyaha guud ee Dahabshil Group S& C Somalia Mudane Xasan Cabdi Cawad ee Munaasabada Daah-furka Ololaha Kaga Shubo eDahab oo ku guuleyso 15,000 hadiyadood
Hadal jeedinta Aadan Xaaji Yusuf oo ah Maareeye Ku xigeenka shirkadda Somtel ahna Madaxa Howl-fulinta guud ee shirkadda iyo munaasabadda daahfurka ololaha 15000 { Shan iyo Tobanka kun hadiyadood }
Ugu horeynta waxaa munaasabada ka hadlay madaxa suuq geynta Somtel Mr Ahmed Ciise Xaaji ,waxa uuna sheegay in Somtel noqotay shirkaddii ugu horeeysay ee dalka ka hirgelisay adeegyadan wax ku oolka ah kuwaasoo bulshada Soomaaliyeed aad ugu baahi qabeen”
Sidoo kale waxaa munaasabada ka hadlay mas’uuliyiin dhowr ah aan ka xusi karmo maareeyaha guud ee Somtel mudane C/raxmaan Isaaq Cali oo sheegay in Somtel amah qardu xasan ah ay siineeyso malaayiin qof ayna kalsoni buuxda ku qabto bulshada Soomaaliyeed .