Home Afsomali Shirkii Taliyeyaasha Booliska oo lagu soo geba-gabeeyay Kismaayo

Shirkii Taliyeyaasha Booliska oo lagu soo geba-gabeeyay Kismaayo

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa maanta Soo xirey Shirka Taliyayaasha Boliiska Heerarkiisa, Wasaaradda Amniga Guddaha iyo Wasaaradaha Amniga Dowlad Goboleedyada oo shalay ka furmay Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose.

Taliyaha ayaa u mahadceliyey Guud ahaan Wasaaradaha amniga  iyo Saraakiishii Ka soo Qeyb Gashey isagoo farey  Saraakiisha in  laga Shaqeeyo Horumarka Dalkeena  iyo U adeegga Bulshada Soomaliyeed.

Taliyaha ayaa intaas ku darey in Guud ahaan Booliiska Heerarkiisa kala duwan  laga qeyb Qaato Dib u xoreynta Dalka, qof kasta oo Boliiska ahna uu safka hore Ka galo dagaalka ka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.