Home Afsomali Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Kahor Tagga...

Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Kahor Tagga Iyo Yareynta Qataraha

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay ka jawaabidda xaaladaha degdegga ah ee dalka ka jira.

Kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay wax ka qabashada fatahaadaha, COVID19 iyo ayaxa oo kamid ah xaaladaha ugu daran ee xilligaan dhibaatada ku haya dalka.

Kulanka intii uu socday waxaa la isla gartay in la sameeyo guddi isku dubba rida oo ka shaqeeya howlaha ku xeeran wax ka qabashada, mudnaan siinta iyo dardar gelinta dadaallada lagu yareynayo qatarta.:

BG5I4429BG5I4427BG5I4429BG5I4469

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.