Home Afsomali Soomaaliya & Talyaaniga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

Soomaaliya & Talyaaniga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta ku qaabilay Caasimadda Muqdisho , Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Talyaaniga, Mudane Luigi Di Maio, kaas oo soo gaaray Magaalafa Muqdisho.

labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ee labada dal ee saaxiibada ah uu ka dhexeeyo iyo siyaabaha lagu horumarin karo iskaashi wadaagga, sidoo kale waxa ay isla fallanqeeyeen dhowr arrimood oo muhiimad u leh labada dhinac.

Talyaaniga waa saaxiib istiraatiiji oo Soomaaliya ay leedahay, kalana dhexeeyo arrimo dhowr ah oo ahmiyad leh, waxaana Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay sheegtay inay ka go’antahay inay xoojiso iskaashiga ay la leedahay Talyaaniga dhinac kasta oo nacfi wadaag u ah labada dal.

Previous articleMadaxtooyadda oo faah faahisay qodobada Maanta looga hadlay Shirka Golaha wadatashiga
Next articleSoomaaliya & Talyaaniga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.