Maamulka Warbaahinta SomaliSan oo diraysa Tacsidan Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un
Allaah ha u naxariisto Nabadoon Cabdi Diiriye Guuye (Cabdi Qurux) oo ku geeriyooday, Magalada Adis’abab Dalka Ethiopia nabadoonka oo ahaa Nabadoonka Beesha Reer Mahad waxa uuna ka mid ahaa Dhaqanka Puntland, si wayna looga yaqaan waxa uuna waxbadan, kashaqeeyay Nabadda iyo horumarka bulshada Puntland iyo guud ahaan Dadka Soomaaliyeed.
Waxaan tacsi u dirayaanaa si gaara Abdullahi Ali Esse oo loo yaqaan #Sanweyne ali oo uu u ahaa adeer Nabdoonka dhintay isaga iyo qabraabada Dhaqanka Puntland, eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday, marxuumka Allaah ha unaxariisto’ dhamaanna samir iyo imaan alla haka siiyo.
انا لله وانا اليه راجعون