Taliban oo cafisa u fidisay shacabka ayaa sidan looga kala cararayo maxaad u maleeynaysaa alshabaab oo aan waxba hanbeeyn wadahadalna ogoleeyn waxaa jira dad fuulay baalasha diyaarada iyo kuwa markii ay duushay ka soo dhacay kala cararka ayaa noqday mid caalamku hadal hayaan ?
https://www.facebook.com/www.somalisan.net/videos/1065103487227578/
Laba ruux ayaa kasoo dhacay diyaarad 3 kalana markii ay duuleysay ayey jiirtay halka laba kalana ay ku dhacday risaas
nooceedu ahaa USAF-C-17 oo saaka ka soo kacday garoonka Kabul, sida ay qortay Wakaaladda Wararka Aśvaka, oo intaas ku dartey in ay labadan qof ay ku dheganaayeen lugta diyaarada. Shaqsiyaadkan waxay kamid ahaayeen dadyow ku xoombay xilli ay doonayeen inay xoog ku raacaan. Shacabka ayaa ka cararaya Afghanistan kadib markii Taliban ay la wareegtay awooda.
Waxan ka xumahay in kaalmooyinki ay gaaladu siin jirtay afganistan ay iminka joojinayaan waxa durba ku dhawaaqay wasiirka arimaha dibada ee jarmalka hayko maas oo sheegay iney joojinayaan 430 malyan oo yuuro oo ay siin jireen dowlada afganistan iminka senti siin meyno xarakada taalibaan ee xukunka la wareegay hadii ay dhaqan geliso shareecada islaamka iyo khilaafada ,kaalmooyinka caalamiga ah la,aantoodna afganistan ma sii socon karto..