Home Afsomali Taliska Ciidanka Bolice ka oo sheegay in suuqyada Muqdisho la geeyey ciidamo...

Taliska Ciidanka Bolice ka oo sheegay in suuqyada Muqdisho la geeyey ciidamo dhar cad ah

Taliye hogaanka laanta canshuraha bariga ee turbataariya

Ganaral cabdullahi xasan bariise oo shir jaraid ku qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Bolice ka ay yaa baaq u direy gacansatada in aysan uga faaiiideysan dhibatada jirta bulshada Jirta Umada Somaliyeed

sara kac ay ku sameeyaan Qiimaha Maciishada quutul daruuriga ah ka dib marki uu dhawan wadanku uu  galey xalad xanibaad ah taso kentey ka hor taga cabuqa carona virus covid 19

Isagoona shegey in qofti lagu arko arintaasine sharciga lala tiigsan doono

lana horgyen doono  maxkamada

Sidookale waxa uu shegey in ciidamo ay ku howlan yihiin in ay ogadan sicirka in uu shacabka ku kordhin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.