Taliyaha Ururka 28-aad Gutada 1-aad ee Ciidanka Xooga Dalka horeyna u soo noqday xildhibaan iyo wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga ayaa la xaqiijiyay in uu geeriyooday Taliyihii Qeybta 12-April Generaal Cumar Dheere iyo Abaandulihi Qeybta iyo dhamaan Ilaaladii la socotay ka dib markii ay la kacday Miino dhulka lagu aasay.
Gaariga ay saaraayeen ciidankaan iyo saraakiisha ayaa ku socday ku socday wadada isku xirta Muqdisho iyo dhanaane oo u dhaxeeyo Muqdisho iy Afgooye Xili uu ka soo baxay deegaanka dhanaane ee gobolka Shabeellaha hoose.