https://youtu.be/BMNydBzIMUs
Tv-ga caalamiga ah ee Al Jazeera TV ayaa soo bandhigay warbixin uu ka diyaariyay Madaxweynaha dalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo kaas oo noqday Shaqsi aad u shacbiyad badan Dal & Dibadba .
Al Jazeera Tv ayaa Madaxweyne Farmaajo waxa uu bar bar dhigay madaxda Caalamka kuwooda loogu jeclaa uguna shacbiyada badnaa . Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Taageero buuxdo waxa uu ka heestaa dhamaan bulsho weynta Soomaaliyeed in kastoo howl adag ay sugeeyso.
https://youtu.be/paZuFMTwuLc
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0