Home Afsomali VIDEO Cabdicasiis Africa oo soo bandhigay qorsho aan caadi aheyn oo lagu...

VIDEO Cabdicasiis Africa oo soo bandhigay qorsho aan caadi aheyn oo lagu dilay dad badan laguna burbuiryey hanti iyo guryo aad qiimo badanaa

Waa Barnaamij aad ka heli doontaan Macluumaad loo soo baaray si qoto dheer, kuwaas oo inta badan aan diiradda ku saari doono Arrimaha Alshabaab.
Barnaamijkan waxay dadwaynuhu ka heli doonaan Macluumaad aysan ka ogayn Alshabaab oo ay ka mid yihiin dhagarta ay soo maleegayaan, sida Qaraxyadda, Dilalka IWN, Dhibaatooyinka ay horay u gaysteen cidda u fududaysay, siday ku gaareen Yoolkooda iyo arrimo kale oo badan.
Barnaamijkan dhamaantiis waxa uu noqon doonaa Xogo la soo baaray iyo Waraysiyo toos ah oo aan la yeelan doono dadka Ficiladda dhacay ku lugta lahaa.

Previous articleSomali journalists launch environmental network
Next articleVIDEO Guddi Xildhibaano ah oo loo Xisaaray in ay soo baaraan cidii ka danbeysay dilal qorsheysan oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.