Golaha Shacabka ayaa dood ka dib ansixiyey warbixintii Guddiga QalbiDhagax oo ay sheegeen in Nabad-Sugida ay maareysey oo Madaxda Qaranka aan la siinin macluumaad sax ah
Talooyinka Guddiga Loo xil saaray Arrintii Qalbi dhagax Golaha Shacabku waa ay ansixiyeen .
152 ayaa ogolaatay.
6 way diiday .
3 aamustay.