Golaha abwaaniinta soomaaliyeed ayaa waxaa ay ka tacsiyadeeyeen geerida ku timid marxuum cismaan cali cismaan tiirare oo xubin ka ahaa golaha abwaanada soomaaliyeed.
Gudoomiye ku xigeenka golaha abwaanada soomaaliyeed abwaan xirsi dhuux maxamed iyo abwaan carabow maxammad axmed iyo abwan faarax siyaad maxamed ayaa waxa ay tacsi u diren agaasimaha guud ee wasaarada badda iyo dekadaha dowlada somaliya maxamed cismaan cali dhagxtuur oo abihii dhawaan uu ku geeriyooday degmada wadajir ee gobolka banadir
Sidoo kal waxaa ay tacsi u direen ehelkii iyo asxaabtii iyo guud ahaan umada somaliyeed uu ka geeriyooday cismaan cali cismaan tiirare oo xubina ka ahaa golaha abwaanada soomaaaliyeed.
Allaha u naxariistee cismaan cali cismaan tiirare ayaa dhawaan ku geeriyooday degmada wadajir ee gobolka banadir