Jabriil Ibraahim Cabdule oo ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka madaxweynenio ee dalka
Khudbada Jabriil Ibraahin Cabdule Hanti la xado waa laga tagayaa oo godka ayaa laga galayaa
Xildhibaanada waxaan ka codsanayaa in ay u naxaan shacabkooda
shacabka soomaaliyeedna rabitaankooda lama celin karo
Jibriil Ibraahim cabdulle oo waayahaan la hadal hayay in uu yahay musharax madaxweyne sanadaan 2016-ka.
Soomali badan oo aan la hadalnay ayaa waxa ay sheegeen in ay aad ugu kalsoonyihiin in hadii Jibriil uu isu soo sharaxo madaxweye uu si fudud uga guuleysan karo musharixiinta kale arintaasna ay hormuud u noqon doonto in dalku uu cagta saaro wadamada horumarka
Waxaana hoolka oo buuxsamey awgeed banaanka teendhooyin looga dhisay iyane soo buuxiyey tageerayash musharax jabriil Ibraahim Cabdule oo ay u rejeeyeen madaxweynaha Mustaqbalka dalka.