https://youtu.be/cqzrEGnqd3s
Xidhibaan Maxamad Nuurani Bakar Oo Uwaramaye Tvga Caalamiga Bulsho Ayaa Waxaa Uu Ka Hadlay Xalada Dalka Somaaliya Oo Iminkada Tan Ah Mid Cakiran Gaar Ahaan Amniga Arimaha bulshada Kulankii Baarlamaanka Iyo Arimo Kale
Xidhibaanka Oo Horay Xilal Kala Duwan Soo Qabtay Oo ay kamid tahay waziirkii kaluumeesiga Waziirkii Caafimaadka Tamarta Biyaha iyo Macdanta Ayaa Waxaa Uu Tibaaxay In Ay Jiraan Dhibaatooyin Badan Oo Ubaahan In Wax Laga Qabto Haba Ugu Darnaato Amniga Isagoo Baaq Udiray Shacabka Kaa Oo Ku Aadanaa In Ciidamadu Ay Kal Shaqeeyaan Xaqiijinta Amniga Gobolka
Xidhibaan Maxamad Nuurani Bakar Oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Geesta Kale Waxa Uu Ka Dhii Dhiyay Xaalada Haysata Shacabka Barakaca Ah Ee Kusoo Qu Qulaya Muqdisho Islamarkaana Ka Soo Cararay Dagaalada Iyo Dhibaatooyinka Ka Taagan Sh Hoose Sh Dhexe Bay iyo Bakool Wax Uuna Yidhi
Hadalka Ex Waziirkii Hore kaluumeesiga Waziirkii Caafimaadka Tamarta Biyaha iyo Macdanta Haatana Ah Mudane Katirsan Baarlamaanka Xidhibaan Nuuraani Ayaa Waxa Uu Imaanayaa Xilli Xaalada Dalka Soomaaliya Ay Mareyso Meel Aan Caadi Ahayn