Home Afsomali VIDEO Madaxweyne Farmaajo,,Wanu Bedelay Qorshaha La Dagaalanka Alshabaab Iyo Sababta Keentay ?

VIDEO Madaxweyne Farmaajo,,Wanu Bedelay Qorshaha La Dagaalanka Alshabaab Iyo Sababta Keentay ?

Munaasabadani Oo Ay Kasoo Qeyb Galeen Saraakiil Ka Kala Socday Kasocotay Wadamada Turkiga Ugandha Jabuuti Soomaaliya ayaa Waxaa Lagu Xusayaya 59 Sano Guuradii Kasoo Wareegatay Markii Dhi Dhibada Loo Taagay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed

Waxaana Sidoo Kale Goob Joog Ku Ahaa Xaflada Wasiiro Xidhibaano Katirsan Labada Aqal Ururka Haweenka Qaranka Ururka Haweenka Gobolka Banaadir Qurba Joogta Soomaaliyeed Iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Taliyayaasha Ciidamada Bada Cirka Iyo Dhulka Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Iyo Marti Sharaf Kale

Intii Ay Fantasiyadu Socotay Ayaa Cidamada Kala Duwan Ee Dowlada Waxa Ay Soo Bandhigeen Dhoola Tusyo Kala Gadisan Iyo Gaada Ka Ciyaar Iyagoo Salaan Sharaf Ka Qaatay Madaxweynaha Dalka

Ciidamada Ayaa Waxaa Si Aad Ah Uga Dhex Muuqanayay Gabdho Da Yar Misna  Tababaran Oo Iyaguna Halkaa Bandhig Ku Sameeyay

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Ayaa Kawarbixiyay Waxyaabihii U qabsoomay Ciidanka Iyo Marxaladihii Kala Duwanaa Ee Ay Soo Mareen Waxaana Uu Tibaaxay In Ay Ku Guuleesteen In Ciidanka Mushaharaadkooda Ay Si Toos Ah U Qaataan Ayna Ugu Dhacdo Ruux Kasta AKoonkiisa In Tababaro Dalka Gudihiisa Ay Ciidamo Badan Kusiiyeen  Iyo Waxyaabo Aad Ufara Badan Oo Aan Lasoo Koobi Karin Sida Uu Hadalka U Dhigay

Munaasabada Ayaa Waxaa Sidoo Kale Ka Hadaly Mas Uuliyiin Uu Kamid Yahay Wasiirka Wasaarada Gaashaan Dhiga Xukuumada Soomaaliya Isna Uusan Sheegin Wax Ka Baxsan Hadaladii Uu Ku Hadlay Indha Qarshe Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka

Geesta Kale Xidhibaanada Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan  iyo Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Gabale OoKulanka Kasoo Wada Qeybgalay Ayaa Hamablyo  Iyo Bogaadin U DIRAY Ciidamada  Qalabka Sida

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamad C/laahi Farmaajo Ayaa Qeexay In Ay Badaleen Taa Tikadii Ama Nashqadihii  Hore Ee Ay Ku Weerari Jireen Al Shabaab Isagoo Sidoo Kale K Hadlay Maalintan Iyo Qiimaha Ay Uleedaha Bulsha Weynta Soomaaliyeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.