Qaar ka mid ah shirkadaha ka howlgala magaalada Muqdisho ee ka ganacsada agabka kala duwan ee dhismaha iyo electroonikada ayaa carwadaan ku soo bandhigay alaabooyinka ay bulshada ka iibiyaan ama soo dejiya iyo sidoo kale kuwa qandaraasyada iyo daabaacadaha waxana ku jira ganasatada maalgashiga ku sameeya ooaysan ka maqneyn kuwa wax kala dilaala .
ujeedka ayaa aheyd in ganacsatadu isbartaan si ay u wadaagaan macaamil intii hore ka durugsan ayna isdhaxgalaan
Qaar ka mid ah ganacsatada oo warbaahinta ka hadlay ayaa faahfaahiyey ujeedka iyo danta laga leehay waxaana
carwadaan ayaa Noqoneysa tii ugu horeysay ee Muqdisho ka hirgasha mudo 27 sano ah Muuse Ma