Home Afsomali VIDEO Saraakiisha ka hadashay Shaqsiyaadka musuqa loo xiray iyo taliyeyaal ka hadlay

VIDEO Saraakiisha ka hadashay Shaqsiyaadka musuqa loo xiray iyo taliyeyaal ka hadlay

https://youtu.be/RCGJ_9PXHqQ

 

Muuqaalka Saraakiisha ka hadashay Shaqsiyaadka musuqa loo xiray iyo taliyeyaal ka hadlay

General C/laahi Xasan Bariise oo ah Taliyaha Hogaanka Canshuuraha Bariga Booliska Somaliya iyo S/guuto Bishaar Abshir Geeddi ku simaha Taliyaha xarunta denbi barista CID

Amar lagu soo xiray 10 masuul oo dakada ka tirsan

Xatooyada xoolaha dadweynaha iyo hantida qaranka cid kasta Sharciga allah ayaa ka weyn

isla xisaabtanka Xukuumada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.