Boqolaal Muislimiin ah ayaa salaad ciidul Fidriga kuwada tukada masaajidka weyn ee ku yaala degaanka salaama city ee duleydka Magaalada Muqdisho
waxaana ka soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada kuwaas oo ka kala yimid daafaha dagmooyinka gobolka banaadir
tukashada salaada ciida ka dib ayaa qaarkood oo la hadlay TVga galmudug State waxay sheegeen sida muga leh oo ay ugu faraxsan yihiin waxeyna iskuugu hambalyeynayeen ciida wanaagsan cid mubaarak iyo kuli caam watamu bilkheyr
sidoo kale ciyaalkii u soo ciiday qaarkood ayaa shacuurtooda farxadeed ku sheegay in ay tahay mid aan ka soo koobi karin
Maamulaha salaama janaraal service Maxamuud Cali oo shir jaraid ugu qabya saxaafada gudaha xarunta salaama ayaa faahfaahiyey waxqabadka iyo danta iyo ujeedka laga leeyahay xaafada daara salaama iyo waxyaabihii ay sanadkaan ku so kordhiyeen
.