https://youtu.be/lLuOeLMHuf0
Ciidamada cirka iyo difaaca xeebaha soomaaliyeed waxay ku hami weyn yihiin in ay gutaan waajibaadka ciidanimo ee loo igmaday
Munaasibada loogu dabaaldayey Dabaadaga Sanadguuradii 54 aad ee ka soo wareegatay aasaaskii ciidana cirka waxaa ka soo qeybgalay taliska ciidanka cirka saraakiisha sarakiil xigeenada dableyda kuwaas oo u qeybsama farsamo yaqaano duuliyayaal badmaaxayaal aqoon
durugsan u leh howlaha ciidanka cirka somaliyeed .
Duuliye sare Asli Xasan Cabaade waa gadhabii Africa carab iyo somaliya ee duulisa diyaradihii dagaalka ee miiga waxayna haatan dagan tahay dalka mareykanka .

Waxayna ku jirtaa shaqsiyadka baalka dahabai ah ka galay taariikhda umadda soomaaliyeed
Dadaalkeeda dartii xiligii shirkii dib u heshiisiinta ee carte waxay soomaalidu ugu magacdareen asli cxalansida
Maxamuud Sheikh Dable beylod ayaa ka sheekeeyey waxqabadka iyo taariikhihii kala duwan ee uu soo maray iyo ragii lagu bilaabay iyo duuliyaashii ugu horeyey ee somaliyeed kuwii ay ahaayeen iyo dagaaladii uu ka qeybqaatay Daadgureyntii dad iyo duunyo ee abaartii dabadheer .
Safarada madaxda ayey qaadi jireen sidaa shirarka wadamada Africa oo aan iyagu duuliyaal leheyn ugu safri jireen taasi oo lagu xaman jiray somalidu diyaaradaheeda ayada ayaa duuliyayaal ka ah .
Dhismaha Ciidanka cirku wuxuu ka horeyey aasaaskii ciidanka xooga dalka somaliyeed .
Ciidamadaan ayaa leh sida cidamaa kale kooxda baambeyda musikada wuxuuna burburka la qeybsaday dhamaan ciidamadii dalku lahaa
MøhaMed Said liked this on Facebook.
Mohamed Barre liked this on Facebook.
http://www.somalisan.com liked this on Facebook.
aawey hee maxaa la daawadaa
Ma waxaad i mooday dadka goohlaha ka qaraabta aniga bogeyga google waa ka diiday ee kinkiga horey u sii gal sxb
Diini Caydiid Salaad liked this on Facebook.
http://www.somalisan.com
Sii gal oo daawo video ka hadlaya arintaas
Isaaq Baliil liked this on Facebook.
Amb Mursal Ciiro liked this on Facebook.
Booska Boqol Iyo Kantank liked this on Facebook.
Naciimo Sheekh Maxamed liked this on Facebook.
Faysal Wadani liked this on Facebook.
Asadullah Nasrudiin Yare liked this on Facebook.
Ibnu Essa liked this on Facebook.
Fâráx Sáìd Màrtîlâq liked this on Facebook.
Drs Edna Sagal Mohamed liked this on Facebook.
Abdixakiim Geele liked this on Facebook.
Abdisalaan Abdulaahi Ismaaciil liked this on Facebook.
Cabdimuncimsahal Sheekh liked this on Facebook.
Riyaan Abdullahi Shire liked this on Facebook.
Eng Abukar Ali liked this on Facebook.