Home Afsomali VIDEO Taariikhda ciidanka Cirta Duuliyayashiisii iyo sidii ay ahaan jireen

VIDEO Taariikhda ciidanka Cirta Duuliyayashiisii iyo sidii ay ahaan jireen

https://youtu.be/lLuOeLMHuf0

Ciidamada cirka iyo difaaca xeebaha soomaaliyeed waxay ku hami weyn yihiin in ay gutaan waajibaadka ciidanimo ee loo igmaday

Munaasibada loogu dabaaldayey Dabaadaga Sanadguuradii 54 aad ee ka soo wareegatay aasaaskii ciidana cirka waxaa ka soo qeybgalay taliska ciidanka cirka saraakiisha sarakiil xigeenada dableyda  kuwaas oo u qeybsama farsamo yaqaano duuliyayaal badmaaxayaal aqoon

durugsan u leh howlaha ciidanka cirka somaliyeed .

Duuliye sare Asli Xasan Cabaade waa gadhabii Africa carab iyo somaliya ee duulisa diyaradihii dagaalka ee miiga waxayna haatan dagan tahay dalka mareykanka .

duuliye-asli-xasan-calansida

OLYMPUS DIGITAL CAMERA
OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Waxayna ku jirtaa shaqsiyadka baalka dahabai ah ka galay taariikhda umadda soomaaliyeed

Dadaalkeeda dartii xiligii shirkii dib u heshiisiinta ee carte waxay soomaalidu ugu magacdareen asli cxalansida

Maxamuud Sheikh Dable beylod ayaa ka sheekeeyey waxqabadka iyo taariikhihii kala duwan ee uu soo maray iyo ragii lagu bilaabay iyo duuliyaashii ugu horeyey ee somaliyeed kuwii ay ahaayeen iyo dagaaladii uu ka qeybqaatay Daadgureyntii dad iyo duunyo ee abaartii dabadheer .

Safarada madaxda ayey qaadi jireen sidaa shirarka wadamada Africa oo aan iyagu duuliyaal leheyn ugu safri jireen taasi oo lagu xaman jiray somalidu diyaaradaheeda ayada ayaa duuliyayaal ka ah .

Dhismaha Ciidanka cirku wuxuu ka horeyey aasaaskii ciidanka xooga dalka somaliyeed .

Ciidamadaan ayaa leh sida cidamaa kale kooxda baambeyda musikada wuxuuna burburka la qeybsaday dhamaan ciidamadii dalku lahaa

 

21 COMMENTS

Leave a Reply to Naciimo Sheekh Maxamed Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.