Home Afsomali VIDEO Tuugii sheekha caanka ah noqday iyo casharada ku jira

VIDEO Tuugii sheekha caanka ah noqday iyo casharada ku jira

Qatar offers visa-free entry to 80 nationalities

Nationals of 80 countries will only need to present a valid passport for entry to Qatar, which is to host football’s 2022 World Cup.

Qatar, isolated by its neighbours in a diplomatic crisis, on Wednesday introduced a visa-free entry programme for 80 nationalities to stimulate air transport and tourism.

“The visa exemption scheme will make Qatar the most open country in the region,” tourism department official Hassan al-Ibrahim told a news conference in Doha.

Interior ministry official Mohamed Rashed al-Mazrouei said that nationals of 80 countries would only need to present a valid passport for entry to the energy-rich Gulf state which is to host football’s 2022 World Cup.

The waiver programme, which came into immediate effect, affects countries of the European Union’s Schengen zone, other Western states, Latin American and Asian nations.

Lebanon is the only Arab country in the list published at the end of the news conference, although the six-nation Gulf Cooperation Council of which Qatar is a member already allows freedom of movement by its nationals.

Nationals of 33 countries will now be authorised to reside in Qatar for 180 days and the other 47 states listed for up to 30 days, periods which are renewable a single time.

Mazrouei said the countries were selected on the basis of security and economic considerations, or for the buying power of their nationals.

Qatar Airways chief Akbar al-Baker said his carrier, which this year plans to extend its network to 62 new destinations, would be a primary beneficiary.

“This historic announcement comes at time of historic significance while some countries in the region have decided to close their skies and their borders, Qatar has instead opened its borders,” he said.

Regional kingpin Saudi Arabia as well as Bahrain, the United Arab Emirates and Egypt have since June 5 imposed a boycott on Qatar, accusing the emirate of fostering Islamist extremist groups and of close ties to Iran.

Doha has denied the allegations.

The four Gulf nations have closed their land and sea borders to Qatar and imposed economic and air traffic restrictions.

On August 3, Qatar created a new permanent residents status for certain groups of foreigners, including those who have worked for the benefit of the emirate, a first for the Gulf.

Under the new rules, children with a Qatari mother and a foreign father can benefit from the new status, along with foreign residents who have “given service to Qatar” or have “skills that can benefit the country”.

Those deemed eligible for the new status will be afforded the same access as Qataris to free public services, such as health and education.

Qatar has a population of 2.4 million people, 90 percent of whom are foreigners, including many from south Asia working in construction.

Dowlada Qadar ayaa u fasaxday dalkeeda inay fiiso la’aan ku iman karaan muwaadiniinta siddeetan dal si ay u fududeyso culeyska ka saaran dhinaca dalxiiska iyo safarada.

Dalka Qadar ayaa noqonaya wadanka ugu furfuran ee booqashada lagu tegi karo ee ku yaal Khaliijka sida uu sheegay Hassan al-Ibrahim oo ka mid ah saraakiisha dalxiiska ee wadanka Qadar.

Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Qadar ayaa sheegay in muwaadiniinta 80 loogaga baahan yahay oo kaliya inay la yimaadaan baasaboor sax ah, iyadoo lagu wado in dalka Qadar uu martigeliyo koobka adduunka ee kubbada cagta sanadka 2022.

Qorshahan ayaa waxa uu u dhaqan gelayaa si deg-deg ah waxaana ka mid ah siddeetanka dal wadamada qaarada Yurub ee Schengen iyo wadamada reer galbeedka,Latin America iyo Asia.

Muwaadiniinta ka imaanaya dalal badan oo Yurub ah iyo meelo kale oo ay ku jiraan Hindiya, Lubnaan, New Zealand, South Africa, iyo Mareykanka waxay u baahan yihiin oo kaliya baasaboor sax ah in lagu soo galo dalka hodanka ah.

Dalka Lubnaan ayaa ah wadanka kaliya ee carbeed ee ku jira liiska iyadoo hore wadamada qaliijka ee ku jira iskaashiga qaliijka oo lix dal ah ay hore u haysteen fasaxan.

Muwaadiniinta 33 dal ayaa loo oggolaanayaa in dalka Qadar joogi karaan illaa iyo 180 dal halka 47 kale ee liiska ka mid ah ay ku sugnaan karaan wadankaas muddo 30 cisho ah taasoo la cusbooneysiin karo hal mar kaliya.

Wasiirka arrimaha gudaha Qadar Mazrouei ayaa sheegay in dalalka ay wadankooda u fasaxeen ay ku xusheen ammaanka ka jira iyo dhaqaalaha uu dalkaas leeyahay.

Madaxa shirkada diyaaradaha ee Qatar Airways Akbar al-Baker ayaa sheegay in duulimaadyada shirkada ay diyaar u yihiin in ay dadkaas geeyaan dalka Qadar.

3-dii bishan August ayay dowlada Qadar waxa ay sameysay sharciyo gaar ah dadka ku nool wadankaas,sharciyadan cusub ayaa waxa ay u fasaxayaan carruurta hooyadood ay ka soo jeedo dalka Qadar balse aabahood uu yahay shisheeye ay ka heli karaan dhaqaale dowlada Qadar sidoo kalana shaqaalaha xirfada leh eek a shaqeeya dalkaasna ay ka faa’ideysan karan sharciyadaas.

Tirada dadka ee wadanka Qadar ayaa ah 2.4 million iyadoo boqolkiiba sagaashana ay yihiin dadkaas dad ajaaniib ah kuwaasoo ay badankood yihiin shaqaale ka soo jeeda wadamada Asia oo dhalashada Qadar qaatay.

Wadanka Qadar ayaa waxaa haatan saaran go’odoomin ay ku soo rogeen wadamada Sacudi Carabiya,I maaraadka,Baxreyn iyo Masar iyadoo lagu eedeeyay in xukuumada Qadar ay argagaxisada taageerto balse dowlada Qadar ayaa beenisay eedeymaha loo soo jeediyay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo  booqday xarunta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo ay ku yaallaan TV-ga Qaranka iyo Radio Muqdisho ayaa ka hadlay arrio badan oo la xiriira xaalada dalka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 
hal darajo dallacsiiyay G/Dhexe Abshir Xaashi Cali oo ilaaliyey kaydka Radio Muqdisho. Kaydkaas waxaa yaalla khudbado, barnaamijyo iyo suugaan ka baxday Raadiyaha taniyo markii la aasaasay.

 Farmaajo ayaa sheegay in markii labaad ay tahay oo uu Xarunta Wasaaradda Warfaafinta uu soo booqdo, isagoo xusay in sanadkii 2011-kii uu yimid, xilli uu ahaa Ra’iisul Wasaare, xilligaas  oo la howl geliyay Telefishinka Qaranka.

Madaxweynaha ayaa xildhibaanada Baarlamaanka ugu hambalyeeyay ansixinta Xeerka Isgaarsiinta Qaranka, maadaama xildhibaanada sharcigan mudo dheer la horkeenayay ayna diidanaayeen, balse maanta ugu dambeyn ay ansixiyeen.

“Anagoo waqti kooban joognay, in Baarlamaanka Golaha Shacabka sharcigan la horgeeyay ayna ansixiyaan, waxa ay ka mid tahay guulaha iyo hormarka ay gaartay xukuumadda, waxaan rajeynayaa Aqalka Sare iyaguna in ay ansixiyaan”. Ayuu yiri Farmaajo.

Farmaajo oo soo hadal qaaday arrimaha amniga ayaa sheegay Dowladda in loo wakiishaday arrimaha amniga lagana rabo in Ciidamada ay abaabusho, Ciidamada baahidoodana ay meel saarto, hadii ay ahaan lahaayeen Mushaaraadka iyo waxybaaha kale ee ay u baahan yihiin.

Wuxuu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya, ururka Al-shabaab in ay dhibaato ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna shacabka ka codsaday in ay Dowladda u soo sheegaan meelaha ay ku dhuumaaleysanayaan Shabaab, si looga hortago dadka masaakinta ah ee dhibaatada loo geysanayo.

Ugu dambeyntii Madaxweyne Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Dr. Maxameed Jaamac Salaad iyo Wariye Aadan Kismaayo oo labaduba buslahada Soomaaliyeed qiimo weyn ku lahaa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo maanta booqday xarunta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo ay ku yaallaan TV-ga Qaranka iyo Radio Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xiriira xaalada dalka.

Mudane Farmaajo ayaa sheegay in markii labaad ay tahay oo uu Xarunta Wasaaradda Warfaafinta uu soo booqdo, isagoo xusay in sanadkii 2011-kii uu yimid, xilli uu ahaa Ra’iisul Wasaare, xilligaas  oo la howl geliyay Telefishinka Qaranka.

Madaxweynaha ayaa xildhibaanada Baarlamaanka ugu hambalyeeyay ansixinta Xeerka Isgaarsiinta Qaranka, maadaama xildhibaanada sharcigan mudo dheer la horkeenayay ayna diidanaayeen, balse maanta ugu dambeyn ay ansixiyeen.

“Anagoo waqti kooban joognay, in Baarlamaanka Golaha Shacabka sharcigan la horgeeyay ayna ansixiyaan, waxa ay ka mid tahay guulaha iyo hormarka ay gaartay xukuumadda, waxaan rajeynayaa Aqalka Sare iyaguna in ay ansixiyaan”. Ayuu yiri Farmaajo.

Farmaajo oo soo hadal qaaday arrimaha amniga ayaa sheegay Dowladda in loo wakiishaday arrimaha amniga lagana rabo in Ciidamada ay abaabusho, Ciidamada baahidoodana ay meel saarto, hadii ay ahaan lahaayeen Mushaaraadka iyo waxybaaha kale ee ay u baahan yihiin.

Wuxuu sheegay Madaxweynaha Soomaaliya, ururka Al-shabaab in ay dhibaato ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna shacabka ka codsaday in ay Dowladda u soo sheegaan meelaha ay ku dhuumaaleysanayaan Shabaab, si looga hortago dadka masaakinta ah ee dhibaatada loo geysanayo.

Ugu dambeyntii Madaxweyne Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Dr. Maxameed Jaamac Salaad iyo Wariye Axmed Kismaayo oo labaduba buslahada Soomaaliyeed qiimo weyn ku lahaa.

https://youtu.be/MkOqPtIk6Bc

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.