Ilaahey Dartiis uga Qeyb qaado Dhameystirka Masjidka Quba ee Degmada Dayniile
Waxaa heer gabo gabo ah maraya dhismaha Masjidka Quba ee kuyaala Xaafada Al Raxma ee Degmada DayniiLe, Guddiga gacanta ku haya dhismaha Masaajidka ayaana muxsiniinta Soomaaliyeed ka codsaday in ay gacan ka geestaan dhameystirka Masjidka.
Waxaa laga codsanayaa dadka Soomaaliyeed ee Muxsiniinta ah in ay gacan ka geestaan waxii ay awoodaan ku darsadaan dhameystirka masjidka Quba oo hada la saaray biyaanadii labaad, waxaana go’day lacagtii loo hayay dhismaha Masjidkaasi.
Cidii awooda in ay wax ku darsato Dhismaha Masjidka waxa ay lacagaha ku shubi karaan Akoonada Bangiyadan iyo numberka isna aad ku shubi karaan lacagaha EVC+
Amal Bank A/c 1011743093
Salaam Bank A/c 31030798
EVC PLUS +25261-2218855
iyo dhamaan xawaalada oo dhan waan noogu soo diri kartiin ku na soo qora Masjid Qubba Tel 25261-221885
Kheyr Allaha idin siiyo
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0