Home Afsomali VIDEO Xukuumada somaliya iyo baarlamaanka oo si wada jir ah uga hadlay...

VIDEO Xukuumada somaliya iyo baarlamaanka oo si wada jir ah uga hadlay dil wada reyd ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug

Xilli Golaha shacabka Ay Dhawaan Gudi U Xilsaareen So Baarida Xaalaadihii Iyo  Xasuuqii Ba Naa Ee Shacab Aan Waxba Galabsan Loogu Geestay Magaalada Gaal Kacyo Ayaa Waxaa Arintaasi Soo Dhaweeyay Xidhibaano Waziir Kuxugeen Katirsan Xukuumada Soomaaliya

Maxamad Siciid Cabdulaahi Waziir Kuxigeenka Wazaarada Caafimaadka Xukuumada Soomaaliya Iyo Xidhibaan C/laahi Sh Ismaaciil Oo Wareesi Gaar Ah Siiyay Tvga Bulsho Ayaa Shaaciyay In Ay Soo Dhaweenayaan Gudiga Isku Dhafka Ah Ee Loo Magacaabay In Aadaan Gaalkacyo

Waziir Maxamad Siciid Cabdulaahi Ayaa Ugu Horeen Baaq Iyo Dar  Daaran Udiray Gudigii Loo Xilsaaray Arinta Ka Dhacday Magaalada Gaal Kacyo Isagoo Geesta Kale Xusay In Uu Aad Uga Xunyahay Sida Ay Wax Udhaceen Tacsina Udiray Ehelada Dadkii La Laayay

Xidhibaan Cabdulaahi Sh Ismaaciil Ayaa Isna Dhankiisa Ka Hadlay Soo Dhaweenta Gudiga Iyo Dilalkii Loo Geestay Shacab Ah Oo Kunoolaa Magaalada Gaal Kacyo Ee Gobolka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.