Home Afsomali Waa muuqaal kale iyo Dhacdo la yaab leh dad xaday bulac...

Waa muuqaal kale iyo Dhacdo la yaab leh dad xaday bulac ilweyn dirxi dhase oo maxkamai xakuntay

Maxkamad Xukun ku riday edeysanayaal xadayey Xawaanka caasha barida buluc iyo tirxi

Maxkamada magaalada harysa ee Somaliland ayaa xukuumo iskuugu jira xarig iyo ganaax lacageed ku riday eedeysanayaal lagu soo qabtay iyaga o sifo sharci daro ah dalka uga saarayey Xamaarato ilaa boqol xabo oo xayawaanka Bulaca ilweynta ama caasha barida ah iyo tirxi

Xafiiska xeerilaalinta magaalada hargeysa ayaa eedeysanyaashaan ku soo oogey danbiga ay galeen waxaana xukunkaa ay maxkamadu riday edeysanayaasha goob joog ka ahaa masuuliyiin kala duwan oo ka socday xafiiska Xeer ilaalinta iyo sidoo kale wasaarada deeganka iyo isbedelka cimilada

Garsoore Xasan Axmed maxamed ayaa warbaahinta u aqriyey xukunka lagu riday eedeysanayaasha oo lagu helay in ay xadayeen xayawaanka caasha barida buluc iyo tirxi nin magaciisa maxkaamdu ku sheegtay Minci riski talba oo u dhashay dalka masar iyo in laga musaafiryo dalka

Sidoo kale Yusuf Maxamed Cali oo maqane ah laba sano oo xarig ciqaabeyd ah iyo ganaax lacageed ugana bilaabaneysa marka gacanta lagu soo dhigo

Sidoo kale kiiskaan waxaa ka hadlay faahfaahin dheeraad ahna ka bixiyey wakiil ka socday xafiiska xeerilaalinta qaranka iyo agaasimaha waaxda duur joogta ee wasaarada deegaanka Cabdinaasir Xusen Saciid waxayna sheegeen in Xakunka Ay soo dhaweynayaa kuna qanacsan yihiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.