Ilaa 5 qof oo xiran dareyska ciidanka
boliska ayaa weeraray ciidan ku sugan albaabka madaxtooyada kuwaas oo iska caabin kala kulmay ciidamada koofid casta
Dagaalka ayaa gaaray dhismaha taalada dhagaxtuur iyada oo la arkayey dhaawacyo soo kala gaaray in kasta oo aan si dhab ah loo ogeyn
Risaasta ayaa laga ridayaa inta u dhaxayso taalooyinka xaawa taako ilaa dhagaxtuur
Dhanka kale qarax ismiidaamin ah ayaa ka dhacay hotel doorbin oo dhawaan uun la dhisay kuna yaal KM 0 ama xeradii fiyaat qaraxa labaad ayaa ka dhacay hotel siyaad hortiisa waxaana loo maleynayaa in uu qarxay gaarigii ay markii hore wateen dableydii albaabka madaxtooyada weerartay
Dagaalkuna weli waa socdaa